(Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Saraakiil & Waxgarad ka soo horjeeday

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Janaraal Cabdi Mahdi iyo Nabadoon Cali Xuseen Nuur Cali Dheere oo kamid ah waxgaradka Jubbaland isla markana kamid ahaa dadka Madaxweynaha kaga aragtida duwanaa Arimaha Siyaasada. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland, Kulankan ayaa ka mid ah dadaalada Madaxweynahu uu … Continue reading (Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Saraakiil & Waxgarad ka soo horjeeday